SAHAN TV
SAHAN TV
  • Видео 19 690
  • Просмотров 31 080 199

Видео

Sida ay u arkaan qaar ka mida shacabka Burco Isbahaysiga Wadani iyo Kaah
Просмотров 1,8 тыс.21 час назад
Sida ay u arkaan qaar ka mida shacabka Burco Isbahaysiga Wadani iyo Kaah
Wararkii Ugu Danbeyey Ee Xaaladda Ingiriiska.
Просмотров 20023 часа назад
Wararkii Ugu Danbeyey Ee Xaaladda Ingiriiska.
Deg deg urursiyasadeedka Rejo oo lagu biirey
Просмотров 1632 часа назад
Deg deg urursiyasadeedka Rejo oo lagu biirey
"Ururka Rejo Wuxuu U Taagan Yahay Siduu Dalka Uga Saari lahaa ......" Gudd Ku Xigeen Cali
Просмотров 1332 часа назад
"Ururka Rejo Wuxuu U Taagan Yahay Siduu Dalka Uga Saari lahaa ......" Gudd Ku Xigeen Cali
Berkadii Kaydka Hargeysa Ugu Waynayd Oo La Buuxiyay
Просмотров 6522 часа назад
Berkadii Kaydka Hargeysa Ugu Waynayd Oo La Buuxiyay
Ururada ku mideysan Dallada Guul Alle oo shaaciyey inay ku biireen urur siyaasadeedka Rejo
Просмотров 7072 часа назад
Ururada ku mideysan Dallada Guul Alle oo shaaciyey inay ku biireen urur siyaasadeedka Rejo
"Abtiyaashay aarsi nooguma hadhin"Maxamuud Xaashi
Просмотров 2992 часа назад
"Abtiyaashay aarsi nooguma hadhin"Maxamuud Xaashi
Wasiirka Caafimaadka JSL ayaa kormeeray goobaha Caafimaadka ee magaalada Burco
Просмотров 2102 часа назад
Wasiirka Caafimaadka JSL iyo wefti uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga magaalada Burco ayaa kormeeray goobaha Caafimaadka ee magaaladaasi.
“ Kulmiye markuu leeyahay qaranka difaaci mayaan , waxay doonayaan in tallo xumadooda..."Xirsi Cali
Просмотров 1872 часа назад
“ Kulmiye markuu leeyahay qaranka difaaci mayaan , waxay doonayaan in tallo xumadooda aanu difaacno"Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md.Xirsi Cali Xaaji Xassan
" Colaadii Cali Saahid Cidii Khaladka Lahayd ayaan U Sheegay, Kuwaas ayaa i Ashkateeyey" G.Nafaqo.
Просмотров 3,6 тыс.2 часа назад
" Colaadii Cali Saahid Cidii Khaladka Lahayd ayaan U Sheegay, Kuwaas ayaa i Ashkateeyey" Gudoomiye Nafaqo.
Baanka Dhexe Ee Somaliland Ayaa Hargeysa ku Qabtay Xaflada Shaacinta Afar Xeer Nidaamiye
Просмотров 3722 часа назад
Baanka Dhexe Ee Somaliland Ayaa Magaalada Hargeysa ku Qabtay Soo Bandhigida Xaflada Shaacinta Afar Xeer Nidaamiye Oo Muuhiim U Ah Hay'addaha Maaliyadeed Ee dalka
Xisbiga wadani iyo urursiyasadeedka kaah oo midoobey
Просмотров 3682 часа назад
Xisbiga wadani iyo urursiyasadeedka kaah oo midoobey
“Waxaan idiin balanqaadayaa in aan idiin shaqeeyo oo aanan idinka shaqaysan”Musharraxa Waddani
Просмотров 8072 часа назад
“Anigoo ah musharaxa Isbaheysiga Waxaan idiin balanqaadayaa in aan idiin shaqeeyo oo aanan idinka shaqaysan”Musharraxa Madaxwaynaha Xisbiga Waddani
Suldaanka Guud e Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Bahda Dhaqanka Ee D.D.S.
Просмотров 6732 часа назад
Suldaanka Guud e Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Bahda Dhaqanka Ee D.D.S.
Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi, Jaamacadda New Generation oo abaal marin guddoonsiiyay wiil
Просмотров 2564 часа назад
Sheekh Cabdirashiid Sh Cali Suufi, Jaamacadda New Generation oo abaal marin guddoonsiiyay wiil
Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa daah furay tartanka ciyaaraha kubada kolayga
Просмотров 1054 часа назад
Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ayaa daah furay tartanka ciyaaraha kubada kolayga
Ururka Rejo Iyo Dalada Somaliland First Oo Heshiis Galay
Просмотров 1114 часа назад
Ururka Rejo Iyo Dalada Somaliland First Oo Heshiis Galay
Hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye oo kulan la qaadatay qurbajoogta xisbiga ee dalalka dibadda.
Просмотров 2834 часа назад
Hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye oo kulan la qaadatay qurbajoogta xisbiga ee dalalka dibadda.
Kamala Harris Oo Xisbiga Dimuqraadiga Ku Mataleysa Doorashada.
Просмотров 2764 часа назад
Kamala Harris Oo Xisbiga Dimuqraadiga Ku Mataleysa Doorashada.
"Cidna Laga Aqbali Maayo Ninkii Yidhaahda Nabadaan Burburinayaa Hadii Aan.." Abdiraxmaan Saylici
Просмотров 5214 часа назад
"Cidna Laga Aqbali Maayo Ninkii Yidhaahda Nabadaan Burburinayaa Hadii Aan.." Abdiraxmaan Saylici
" Taliye Qaybeedyadu Kama Amar Qaataan Badhasaabada" Badhasaabkii Hore ee Togdheer.
Просмотров 3,7 тыс.4 часа назад
" Taliye Qaybeedyadu Kama Amar Qaataan Badhasaabada" Badhasaabkii Hore ee Togdheer.
Golaha Deegaanka Boorama Ayaa Maayir Cusub U Doortay Mustafe Faarax Qabile, Halka Ay Ku Xigeena U..
Просмотров 2214 часа назад
Golaha Deegaanka Boorama Ayaa Maayir Cusub U Doortay Mustafe Faarax Qabile, Halka Ay Ku Xigeena U..
"Shirkado Si Sharci Daro Ku Boobaya Macdantii Dalka, Oo Garab Ka Helay Madaxtoyada" Xisbiga Waddani.
Просмотров 7677 часов назад
"Shirkado Si Sharci Daro Ku Boobaya Macdantii Dalka, Oo Garab Ka Helay Madaxtoyada" Xisbiga Waddani.
Hogaanka Culimada Tabliiqiga Ee Geeska Afrika Oo Loo Diidey Inay Galaan Jig-Jiga.
Просмотров 7527 часов назад
Hogaanka Culimada Tabliiqiga Ee Geeska Afrika Oo Loo Diidey Inay Galaan Jig-Jiga.
"Midawga Waddani Iyo Kaah Qolaa La Khiyaamayaa Waynu Arki Doonaa Dhawaan "Cabdikariin Xinif
Просмотров 5527 часов назад
"Midawga Waddani Iyo Kaah Qolaa La Khiyaamayaa Waynu Arki Doonaa Dhawaan "Cabdikariin Xinif
Wasiirka Horumarinta Biyaha oo Hadhimosharafeed ku maamuusay Qurbejoogta KULMIYE
Просмотров 4867 часов назад
Wasiirka Horumarinta Biyaha oo Hadhimosharafeed ku maamuusay Qurbejoogta KULMIYE
Shirkadda Bluekom ayaa macamiisheeda cusub u daah-furtay abaalmarin nooceedu dalka ku cusub yahay
Просмотров 2747 часов назад
Shirkadda Bluekom ayaa macamiisheeda cusub u daah-furtay abaalmarin nooceedu dalka ku cusub yahay
Turkiga oo laga joojiyay isticmaalka barta Instagram.
Просмотров 4697 часов назад
Turkiga oo laga joojiyay isticmaalka barta Instagram.
Maamulka G.Togdheer iyo masuuliyiinta Degmada Burco ayaa xadhiga ka jaray wado
Просмотров 1,4 тыс.9 часов назад
Maamulka G.Togdheer iyo masuuliyiinta Degmada Burco ayaa xadhiga ka jaray wado

Комментарии

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 3 часа назад

    Burco warkeedu wu cadyahay kulmiye waxba uma hayaane hargeisa microphone la qabta

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 8 часов назад

    Walee tvgaa SAHAN wAABAYDHAY HEELOOY SOONOQO HADII KALE NAGA RAR TVGAAGAN

  • @abdiyusuf4259
    @abdiyusuf4259 10 часов назад

    😂😂😂😂 dadku waa warersanyihin mana fikiran kamana fikiran dantoda iyo dalkoda waxay ka fikiran qabyalad Huguri mijin Qada iyo maxan cunaa War malmaha ololaha wad heli mijinta Lakiin mustaqbalkagii ayad sisatay Qado iyo Qaad War dadkaygow is daba qabta ka fikira mustaqbalkina nin jeclaysi ha yelina 😢😢😢😢😅😢

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 12 часов назад

    Mareyaa myaha wakalda hargeysa maxamad cali daarod guleyso inader

  • @user-js3yl1yj5j
    @user-js3yl1yj5j 14 часов назад

    😂😅

  • @farahabdi2205
    @farahabdi2205 19 часов назад

    Bacaac

  • @Yaasiin1
    @Yaasiin1 20 часов назад

    Sahantv waxay xoooga waxay la socdaan kulmiye

  • @legacyofafricakooshinducaa146
    @legacyofafricakooshinducaa146 20 часов назад

    Isbahasigani wuuxu uu googol xaadhaya siidii Somaliland iyo Somalia uu Midoobilahayn maar Laabaad. Somaliland Wake up another mistake 1960 will happen if this party is elected. 1)Ciiro oo 18 May dafiirsan 2) Maxamed xaashi oo hawadii Somaliland kuu wareejiyeey Somalia Lacagtii madarka Hargeisa is dhafiyey 3)Maxamed Abdillahi Omar oo wasirki Guudaha Somalia hoor fadhistay isakoo ah Somaliland wasirki Diibada 4) Hersi haji Ali oo hoose oo laa shiiray Somalia sii loo waada hadloo Muwadiiin is waydii?

    • @abdiyusuf4259
      @abdiyusuf4259 10 часов назад

      Walee nikasaa fahmay Allah yaxfidak Geesi caqliga Allah ha kuu siyadiyo Amiin Amiin yaa Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 dadku garashada ayaa shimatay May fahmin❤🙏🙏🙏🙏👍✌✌✌🎊🎊🎉

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 23 часа назад

    Maasha Allah labada caasimadood HARGEISA iyo JIGJIGA waa Somaali labada reer ee isugu dhaw ee is dhalay Illaahay ha mideeyo ma aha marti ee waa isku degaan isku dad isku diin isku Aabo iyo Hooyo Illaahay ha ina mideeyo Aamiin Aamiin Aamiin

  • @khadaribrahim5254
    @khadaribrahim5254 День назад

    Heelo waxuu galay qalad weyn sababtoo ah hadal aanu o dhan musuulku ayuu ciwaan uga dhigay waraysiga waa inuu raali gelin bixiyaa

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc День назад

    Shirku wax ma sheegee dalkii mee xinif iyo buuni baa ku kaajey

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc День назад

    Nacas kan iyo buuni halaga qabto dadka

  • @AboudiM
    @AboudiM День назад

    🙏🙏🙏🙏👍👍👍👍

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp День назад

    Guul dahab

  • @user-ex5hw7lj5k
    @user-ex5hw7lj5k День назад

    alaysalimak

  • @hajii2033
    @hajii2033 День назад

    tuug beenale ma xashuda

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn День назад

    KAB & XAARKED WAA LAYSKU TUURA TUUGO NIMADA WAA ISKU SO BAXAYSAAN

  • @Ururka-SPP
    @Ururka-SPP День назад

    Helloy xaga farsamada aad iyo aad baad uga liidataa maalinkasta video ga aad duubto waxbaa ka yare khaldama sida codka ama ekoo kadaba hadla ama waxyaabo kale markaa iska hagaaji dhanka

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u День назад

    Heelo qabyaaladayste duli

  • @Jimcaale-gq8ou
    @Jimcaale-gq8ou День назад

    Tvgu qalad weeyn buu galay oo reer buu qalad saarey si uu maxakamad yhy!! War aanu masuulku odhan baad ciwaan kuso qorteen, cid qortey waa laga rabaa? Aroorta yaa xafiskiina idinku imanaysaa gudidi reerkaasi ee diyaar ahaada oo cadeyntiiba sii diyaarsada

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 12 часов назад

      Gudida reerka ma runtay diidaysa.mise wxd rabtaan inan sidi 94 idin dagaalano . Kuma jirno doorkan

  • @Banuhashim237
    @Banuhashim237 День назад

    COLAADA CALI SAAHID. ISAGAA WADAY😮😮😮 ISAGOO HUWANTA U SHAQAYNAAYA. WAA ARINKA LAGU BEDELAY😮

    • @abdiali3365
      @abdiali3365 День назад

      Oo hj iyo huwan waabay kala xanaaaqane sidee ugu shaqeeyay

    • @Calimaxamad-k6u
      @Calimaxamad-k6u День назад

      qowmulud macruuf

  • @HayaanQaranTV7267
    @HayaanQaranTV7267 День назад

    True speech

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 День назад

    FawDh fawadh huwan huwan waxab hargzysa ha meeraysanin ina dawdR xirsi ficoon iimaanlaawe xaashi ma muusa abokor miyuu qabayaa isaga oo huwan ah danayste keleb tuugii cirka iyo dhulkaba iibsadY muusa abor waa kulmie anaa ah mee ciidankii uu oofwateen qashY nacadalbaa adig igo xirsi fircoon ku taala ma guulaysanayaan ilaahY idankii eaayo tuuvtu ma guulaysato

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x День назад

    Midkasta oo xilka laga qaado maxuu dawlada dib ugu noqdaa ee uu u canbaareeyaa waayabe miyanay islahayn markale madaxnoqda oo shacabku haydin aamino ka xilsugaha ahi hadhaliilo dawlada xaqii iyo mushaharkaad qaranka ka qaadanayseen sun iyo waabay idinku noqoy oo caloosha cansal idinkaga dhac

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 День назад

    Wadadadii hor u umarka Caadaldsa nabdda Iyo horumarka

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y День назад

    Halyeey Muj, Ibrahim Dhegoweyne ma bahda madaxdhaqameedku Ku biiray Horta ??

  • @Waano-x9
    @Waano-x9 День назад

    Jilicsan. Cirkuu ku jiraaa😂😂😂😂

  • @user-rn8id1ym4u
    @user-rn8id1ym4u День назад

    Monafaqinta moryaan kudafadadi adoonka bad tayahin

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv День назад

    Masha allllllag guuul somaliland ha nooooolaaato viva somaliland ilaaaahow baraaakeee dadka somaliland noooolaaada oo guuukaysata waligiiin nabad iyo barwaaqo waaarta❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv День назад

    Masha allllah guul

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv День назад

      Masha allllah guul somaliland viiv somaliland iaaaahow barakeee❤

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 День назад

    Maxamed kaahin markste uu ciidan gudaha geliyo wu ku so jabi jiray......hoodo dagaalka kumu lahyn, eeg kii hada ee sool uun dirqi bu ku so badbaaday.

  • @user-hn1rr8pt6y
    @user-hn1rr8pt6y 2 дня назад

    Sax M/weyne caqli u saaxiib haldoorkii Xukuudii Axmed Siillanyo...... Meel kasta caloolxumo magacii halgankii SNM inay Muuse Bixii Iyo Maxed Kaahiin afduubtan.. Iyaado aynu wada aragnay ceebta qawaan fulaynimada Laaacanood gacanta ay u geliyan rag hubeysan Somalilland diid ah..

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z 2 дня назад

    xaarka isku xeji xinif uraayow

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z 2 дня назад

    xaasid iimaanla maad dilaaci wadani iyo kaah way soo baxayaane insha allah

  • @SayidAli-c9s
    @SayidAli-c9s 2 дня назад

    waa.iningumeedkii.habaryoonis.sooraacay.berigii.eedadka.isku.diray.hawdka.burco

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 2 дня назад

      Maxaad Ku caadayniesa Inu Exaa samayey ?

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 дня назад

    warya ilahay yaqna dee inta parliament yaa la wada magin sadexda denbiga galay sheega hada parliament u hanjabtan idinku maxad tihin reer kulmiye walahay idinka u qalama in la idin wada xasio wadanki dayacay ciidamdii dayacay uamada waaxidhay kuwaas laftooda ha la keeno parliament wa dad sharaf leh badankooda wax ay gaystena ma jiro mid khaldamay baa jira midmidkaana waxa lagu iloobaya dowladaba way khaldantay khalado wayn bay galeen marka sharaciga ha la wada mariyo ama inaga daya walida

  • @user-tr1nd8fm6z
    @user-tr1nd8fm6z 2 дня назад

    Heesta Laxankaa Laga xumeeyay.

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 дня назад

    Dalladda😂

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs 2 дня назад

    Horta sharcigii illaahay marka lagu xukumi waayo dhibkaas buu leyehay والي محافطة waaligii gobolka waxan isgarab yaacaya maayir taliye qaybeed badhasaab

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 2 дня назад

    Waar marka xilku idika dhamaado maxaad u warantaan marka aad shaqynaysaan ma hadashaan waayo walee nin xilka tegay baan la waraysan marka hore xilku waa subag iyo sonkor marka aan tago waa dacar markii aad joogtay maad hadashid kaan tegay baan waxa fadhayaa taasi waa isku dir ka dadka adigu danahaaga ka hadal frmo caynba saraar

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 дня назад

    Taliye qaybeedka Togdheer miyuu Marreexaameeyaa?😂

  • @HiboNour-oe5xm
    @HiboNour-oe5xm 2 дня назад

    Mujaahid xasan cali dheere salaan sare 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 2 дня назад

    Hadal.barkhad..ayaa.kaqusty.futadaad

  • @user-wy8oy6jq1j
    @user-wy8oy6jq1j 2 дня назад

    Afqadh.muune.beenwayna

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 дня назад

    BADHISAABKA WAA MADXWEYNAGA GOBALKA TALIYAHA CIIDAN EE AMARKIISA DIIDA WAA IN LALA XISAABTAMO XDHIG AMA ERIS AMA CIQAAB KALE WAA IN LA MARIYAA

  • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
    @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 2 дня назад

    Ninkaa waxaan ka codsanlahaa inuu nin la odhan jiray Daahir muuse Cabdi ninkaa huduu xasuusto meeshuu ka baxay waxnu maqalay buurdhaab ayuu bepe ku jiidhay

  • @KhadarmaxamuudSamatar
    @KhadarmaxamuudSamatar 3 дня назад

    Good

  • @KhadarmaxamuudSamatar
    @KhadarmaxamuudSamatar 3 дня назад

    Good

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 3 дня назад

    Idinkaa la idin dhaafinayaa meesha. Taas ayaan ku faraxsanahay 😂😂😂😂😂😂

  • @suhaybsaleban5120
    @suhaybsaleban5120 3 дня назад

    Mooge we are waiting for you till you become the president of somaliland ❤